Tartan xiiso badan leh oo loo qabtay Ragga Bidaarta leh (Daawo Sawirro)

Dalka Japan waxaa ka jira tartamo kala duwan oo qaarkood ay leeyihiin la-yaab sunniyaha lala taago. Tartanka Bidaarta ayaana hadda kamid noqday. Gu’yaalihii lasoo dhaafay, Jabaaniiska bidaarta leh ma waayin sifo iyo hab ay gaarnimadooda iskugu maaweeliyaan. Waxaa loo sameeyey tartan koob jiid ah oo labadii bidaar leh madaxyadooda lagu kala dhejiyo quraarado cufeysan oo … Continue reading Tartan xiiso badan leh oo loo qabtay Ragga Bidaarta leh (Daawo Sawirro)